Topic
Warkasta is tracking xildhibaano across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches guddiga, heshiisiinta, and odayaasha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaaminayay Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta geeddi-socodka dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed, xoojinta wada-tashiga bulshada iyo sidii loo heli

Guddiga Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Koonfur Galbeed, oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga, Suldaan Warsame Suldaan Caliyow Ibrow, ayaa kulan la yeeshay xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo uu hoggaaminayay Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Kulanka ayaa si gaar ah looga hadlay dardargelinta dadaall