Topic
Warkasta is tracking xili across 1 report from 1 source. Recent coverage touches axmed and dilay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Talaado 8 Sep 2026 {HMC} Allaha u naxariistee Waxaa hadda Magaalada Galkacyo lagu dilay Axmed Yusuf Haamey, xili uu u socday salaadda makhrib. ayaa xaqiijisay Dadka deegaanka in marxuumka loo dilay aano qabiil. Marxuumka waxaa lagu tilmaamay inuu ahaa nin kheyr badan, Ahlu Masjid ah, nabadoon ahaa dadkana aad u caawin jiray. Dilka waxa uu […] The post Axmed Yusuf Haamey oo Aano qabiil Loogu