Topic
Warkasta is tracking yurub across 4 reports from 2 sources. Recent coverage touches cusub, cas, and ciidanka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, László Máthé. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Soomaaliya iyo Midowga Yurub ee dhinacyada difaaca, amniga, tayeynta awoodda ciidamada qalabka sida iyo taageerada dadaallada dowladda e
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM-Somalia), Sarreeye Guuto Ivan Falasca, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta tababarka iyo tayeynta ciidamada Soomaaliya. Kulanka ayaa looga hadlay horumarinta aqoonta iyo xirfadaha askarta iyo saraakiisha Ciidanka Xoog
Kooxda hawlgalka Midowga Yurub u qaabilsan Badda Cas ayaa Brussels ku yeelatay kulan heer sare ah oo looga hadlay weerarrada maraakiibta, amniga Bab al-Mandab iyo mustaqbalka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, László Eduárd Máthé, iyaga oo…