Topic
Warkasta is tracking ahmed across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches abdihakin, abiy, and mareykanka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
17.10.2026: Ayan Abukar Ali ayaa ka codsaneysa bulshada inay ka caawiyaan helitaanka aabaha laba carruurteeda, Abdihakin Ahmed Mohamed, oo ay sheegtay inuu lumay tan iyo Maarso 2016. Taasi waxay ahayd markii ugu dambeysay ee qoyskiisa wax ka maqleen. Ku dhawaad 10 sano ayaa ka soo wareegtay, qoyskiisuna weli ma oga meesha…
Washington (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa uga digtay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, wax kasta oo horseedi kara xad-gudub ama duullaan ka tallaaba xuduudaha, xilli ciidamada federaalka Itoobiya ay si xawli ah ugu siqayaan xadka Eritrea, arrintaas oo sare u qaadday cabsida laga qabo in dagaal cusub uu ka qarxo Geeska Afrika. Xoghayaha Arrimaha…