Topic
Warkasta is tracking askari across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches kala, caro, and qorshaynaysa, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum Ex Dable Booliska Libaan Nuux Sooc oo ay kawada tirsanaayeen…
Dowladda Itoobiya ayaa qorshaynaysa inay Soomaaliya kala baxdo in ka badan 3,000 askari, iyadoo warbixin ay baahisay Bloomberg sheegtay in Addis Ababa ay doonayso inay dib ugu celiso ciidamadeeda dalka, si ay uga qeyb qaataan dagaallada sii xoogeysanaya ee ka dhanka ah kooxaha fallaagada ah ee gudaha Itoobiya.
Itoobiya ayaa qorsheyneysa inay Soomaaliya kala baxdo in ka badan 3,000 oo askari, iyadoo ciidamadaas la sheegay in loo wareejinayo deegaanno ka tirsan dalkaas oo ay ka socdaan dagaallo. Sida ay ku warantay warbaahinta Bloomberg, ciidamada laga saarayo Soomaaliya ayaa hadda ku sugan gobollada Baay iyo Bakool, waxaana qorshuhu yahay in…