Topic
Warkasta is tracking baay across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches culus, dagaal, and degmada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, oo ay wehliyaan Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay iyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim, ayaa maanta safar shaqo ku gaaray degmada Diinsoor ee gobolka Baay. Safarkan shaqo ayaa ahaa qiimeynta xaaladaha guud ee

Baydhabo (Caasimada Online) – Wararka aan ka helayno gobolka Baay ayaa sheegaya in xiisad colaadeed ay ka taagan tahay duleedka magaalada Baydhabo, kadib dagaal culus oo xalay dhex-maray ciidamo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed iyo maleeshiyaad la sheegay inay taabacsan yihiin madaxweynihii hore ee maamulkaasi, Cabdicasiis Lafta-gareen. Dagaalka ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka […] The

Baydhaba — Cabdullaahi Xuseen Cirro, Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa shir guddoomiyay kulan amni oo saraakiisha ciidamada ay ku yeesheen magaalada Baydhaba, kaas oo looga hadlay xaaladda amniga ee Gobolka Baay iyo guud ahaan deegaannada Koonfur Galbeed. Kulanka waxaa ka qeyb galay Korneyl Isaaq, Korneyl Xuseen Moolif iyo saraakiil […]