Topic
Warkasta is tracking dagaallada across 5 reports from 2 sources. Recent coverage touches baydhabo, boqolaal, and cararay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Puntland ayaa sheegtay in ay magaalada Boosaas soo gaareen qaxootigii ugu horreeyay ee ka soo cararay dagaallada ka socda dalka… Sii akhri
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa sii daysay 159 qof oo lagu hayay arrimo la xiriira dagaallada dalkaasi, sida ay xaqiijisay Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC), kaas oo taageero ka geystay habraaca sii deyntooda.
Dagaallada ka socda Yemen ayaa sii xoogeysanaya, iyadoo ciidamada dowladda Yemen ee taageerada ka hela Sacuudiga ay sheegeen inay boqolaal dagaalyahanno Xuutiyiin ah ku dileen howlgallo militari oo ay ku doonayaan inay dib ugu qabsadaan dhul ballaaran oo ay Xuutiyiintu gacanta ku hayeen.
Dagaallada ka socda waqooyiga Itoobiya ayaa sababay barakaca tobannaan kun oo qof, iyadoo xaaladda amni ay saameyn ku yeelatay adeegyada muhiimka ah ee magaalada Mekelle iyo deegaanno ka tirsan Tigray iyo Canfarta.
Safaaradda Boqortooyada Midowday ee Soomaaliya ayaa walaac ka muujisay dagaallada dib uga bilowday magaalada Baydhabo iyo saameynta ay colaadahaasi ku yeelanayaan dadka rayidka ah. Qoraal…