Topic
boliiska
Warkasta is tracking boliiska across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches bannaan, madaxa, and tagay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Compare coverage on boliiska
Latest reporting

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan…
SOAsalHorseed Media1 daqiiqo akhris

Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo booqasho shaqo ku tagay Xerodhagaxleey
Mudug – Wafdi saraakiil sare ah oo uu hoggaaminayo Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif), isla markaana uu qeyb ka yahay Taliyaha Qeybta Guud ee Boliiska Galmudug, Maxamed Daahir Cabdulle, ayaa booqasho shaqo ku tagay deegaanka Xerodhagaxleey ee gobolka Mudug. Socdaalkan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu horumarinayo Ciidanka Boliiska Galmudug
SOAsalShabelle Media1 daqiiqo akhris