Topic
Warkasta is tracking madaxa across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches guddiga, doorashooyinka, and qaabilay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qaasim Axmed. Guddoomiyaha ayaa Madaxweynaha warbixin ka siisay halka uu marayo dhismaha iyo hawlgelinta Guddiga, waxqabadkii lixdii bilood ee la soo dhaafay, iyo dadaallada lagu dhisayo hay’ad qaran

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo fulinaya awoodihiisa Dastuuriga ah, kuna dhaqmaya sharciga doorashooyinka Qaranka, sharciga dhisidda Guddiga iyo sharciga Ururada iyo Xisbiyada, habraacyada, xeernidaamiyayaasha iyo tilmaamaha sharciga waxa uu u taagan yahay mabaadiidda hirgalinta doorashooyinka Xor iyo xalaal ah, hufan oo ay muwaadiniinta si siman uga qaybgalaan. Kad