Topic
Warkasta is tracking caadi across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches ahayn, dhalatay, and golaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa inuu yeesho kulan aan caadi ahayn, kaas oo la sheegay in lagu ansixinayo miisaaniyadda dowladda, xilli la diyaarinayo qorshaha maaliyadeed ee sannadka soo socda. Wararka laga helayo kulanka ayaa sheegaya in Golaha Wasiirradu uu ka doodi doono miisaaniyadda dowladda, iyadoo la sugayo faahfaahinta rasmiga ah ee…
Falcelin aan caadi ahayn ayaa ka dhalatay tallaabadii ay xalay qaadeen golaha wasiirrada Soomaaliya, kadib markii ay ansixiyeen qaraar cusub oo lagu dardargelinayo dhaqan-gelinta Dastuurka dalka, kaas oo dhigaya in hay’adaha dowladda ay waafajiyaan shaqadooda qodobbada dastuuriga ah, isla markaana la diyaariyo xeer qeexaya tirada wasaaradaha iyo waajibaadkooda. Go’aan