Topic
Warkasta is tracking diyaaradaha across 6 reports from 5 sources. Recent coverage touches garoonka, garoowe, and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Hay’adda Duulista Rayidka ee Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday in ugu yaraan 12 qof ay ku dhinteen 309 kalena ay ku dhaawacmeen weerar ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ee King Khalid ee Riyaad. Kani waa weerarkii saddexaad ee lagu qaado garoonka diyaaradaha ee Riyaad muddo toddobaad ah gudaheed. Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegtay mas’uuliyadda labadii weerar ee…
Dalal iyo hay’ado caalami ah ayaa cambaareeyay weerar ay Sacuudi Carabiya ku eedeysay kooxda Xuutiyiinta Yemen, kaas oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee King Khalid ee magaalada Riyadh, laguna dilay ugu yaraan 12 qof, halka 300 kalena ay ku dhaawacmeen.
Muqdisho, Soomaaliya – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Abha iyo Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee King Khalid ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, kuwaas oo sababay dhimashada dad rayid ah iyo dhaawaca dad kale. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya…
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Abha iyo Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee King Khalid ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, weerarradaas oo sababay dhimashada dad rayid ah iyo dhaawaca dad kale oo badan. Weerarradani waxay xadgudub weyn ku…
Dowladda Hoose ee degmada Garoowe ayaa sheegtay in ay soo gabagabaysay xaqiijinta iyo calaamadinta xadka seeraha dhulka garoonka diyaaradaha Gen.… Sii akhri