Topic
Warkasta is tracking celiyay across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches cawad, dheer, and duqeymaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad oo war-saxaafadeed soo saaray ayaa si cajiib ah uga fal-celiyay khudbaddii uu shalay Baarlamaanka Puntland ka jeediyay Madaxweyne Saciid Cabdullahi Deni oo ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda maamulkaas iyo guud ahaan tan Soomaaliya. Cawad oo kamid ah musharixiintii…
Mareykanka ayaa dhammaan diyaaradaha B-1 ee duqeymaha riddada dheer kala baxay saldhigga RAF Fairford ee Britain, kuna celiyay saldhigyadooda gudaha Mareykanka, kaddib walaac cusub oo dhinaca ammaanka ah, sida ay qortay Reuters. Tallaabadan ayaa timid maalmo kaddib markii Britain ay baaritaan ku billowday qorshe la tuhunsan yahay in lagu weerari…