Topic
Warkasta is tracking dhiska across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dib and gcc, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasiirka Hawlaha Guud ee Soomaaliya oo Baku kula kulmay Xoghayaha GCC Baku, 19-May-2026 – Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta XFS, Mudane Xildhibaan Ayuub Ismaciil Yuusuf, ayaa magaalada Baku ee dalka Azerbaijan kulan muhiim ah la yeeshay Xoghayaha Guud ee Golaha Iskaashiga Dalalka Khaliijka Carabta (GCC), Jaasim Maxamed Al-Budaywi, iyadoo kulanku qayb ka ahaa Shirka [