Topic
Warkasta is tracking taariikhiga across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dhagax and dhiska, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta oo Arbaco ah dhagax-dhigay mashruuca dib-u-dhiska Iskuulka Bartamaha, oo ka mid ah xarumaha waxbarasho ee taariikhiga ah ee Soomaaliya. Iskuulkan oo la dhisay xilligii gumeysiga, ka hor sannadihii 1960-meeyadii, ayaa muddo dheer u adeegayay bulshada Soomaaliyeed. Hase yeeshee,…