Topic
Warkasta is tracking dhulka across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches degmada, buundada, and madaxweynaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Baardheere – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, ayaa kormeer ku tagay buundada magaalada, halkaas oo uu ka muuqdo burbur xooggan. Taliyaha iyo saraakiisha kormeerka ku wehlinaysay ayaa sidoo kale u kuurgalay xaaladda guud ee webiga mara magaalada Baardheere, […]

Sept 06 (Jowhar)- Taliyahii Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Xoogga ayaa gaaray degmada Baardheere ee Gobolka Gedo,halkaas oo Taliyaha iyo saraakiisha uu hoggaaminayay si weyn loogu soo dhoweeyay. Safarka Taliyaha Ciidanka Dhulka ayaa salka ku haya u kuurgelidda xaaladda amni ee gobolka, […]