Topic
Warkasta is tracking duwan across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches booqday, dhuusamareeb, and ganacsiga, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday carwada ganacsiga ee Som Souk Expo, halkaasi oo ay ganacsatada Soomaaliyeed ku soo bandhigayaan badeecooyin iyo adeegyo kala duwan. Madaxweynaha ayaa kormeeray goobaha ganacsiga, isaga oo sidoo kale ka dukaameystay carwada, lana kulmay ganacsatada ka qaybgalaysa, kuwaasi oo uu ku dhiirrigaliyay…
Dhuusamareeb – Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad, oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb, ayaa caawa kulamo kala duwan la yeeshay qeybaha bulshada ee caasimadda Galmudug. Kulamada ayaa waxaa ka qeybgalay siyaasiyiin, odayaasha dhaqanka, ganacsatada, haweenka iyo dhallinyarada magaalada, iyadoo looga hadlay arrimo la xiriira xaaladda bulshada iyo dowla