Topic
Warkasta is tracking booqday across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches dowladda, duwan, and galbeed, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday carwada ganacsiga ee Som Souk Expo, halkaasi oo ay ganacsatada Soomaaliyeed ku soo bandhigayaan badeecooyin iyo adeegyo kala duwan. Madaxweynaha ayaa kormeeray goobaha ganacsiga, isaga oo sidoo kale ka dukaameystay carwada, lana kulmay ganacsatada ka qaybgalaysa, kuwaasi oo uu ku dhiirrigaliyay…
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday goobtii dhawaan uu ka dhacay qarax baabuur ay Khawaarijta Al-Shabaab ku soo qaadeen Magaalada Baydhabo. Hoggaamiyaha ayaa si gaar ah u kormeeray goobihii uu weerarku waxyeellada kasoo gaareen misaajidka dadka xaafada ay ku dukanaayeen, Hotel RB, Jaamacada Koonfurta…
Baydhabo, 30 Sebtembar 2026: Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Isbitaalka Guud ee Gobolka Baay ku booqday qaar ka mid ah shacabka ku waxyeelloobay weerarkii ka…