Topic
Warkasta is tracking sacuudiga across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches fulisay, iisul, and muwaadin, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

RIYADH – Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa shaacisay in Axaddii shalay ay xukun dil ah oo toogasho ah ku fulisay saddex muwaadin oo Soomaali ah, kuwaas oo lagu helay dambi la xiriira inay si sharci darro ah dalka u geliyeen maandooriyaha xashiishka, sida ay baahisay Wakaaladda Wararka Sacuudiga (SPA). Wasaaradda Arrimaha […]

Jun 17 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Bin Maxammed Al-Muwalad, waxa ayna ka wada hadleen xoojinta xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya labada dal. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya Ja