Topic
Warkasta is tracking gaashaandhigga across 3 reports from 1 source. Recent coverage touches afhayeenka, kormeer, and shiinaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Laba-Xiddigle Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan u magacaabay Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS. Magacaabistan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo hannaanka xiriirka dadweynaha, warfaafinta iyo gudbinta xogaha rasmiga ah ee Wasaaradda. Wasiirka ayaa Afhayeenka cusub faray inuu si hufan oo mas’uuliyad leh u guto waajibaadka lo

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dadaallada ay dowladdu waddo ee la-dagaallanka argagixisada, xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha ee dhinacyada difaaca, iyo horumarinta awoodda hay’ad