Topic
Warkasta is tracking guuleysatay across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches holborn, london, and pancras, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Musharraxadda Xisbiga Shaqaalaha ee Britain (Labour), Sagal Abdi-Wali, ayaa ku guuleysatay doorashadii ku-meelgaarka ahayd ee deegaanka Holborn and St Pancras, iyadoo ka adkaatay Zack Polanski, hoggaamiyaha Xisbiga Greens, tartan si weyn isha loogu hayay oo lagu buuxinayay kursigii Baarlamaanka ee Keir Starmer. Sida uu qoray wargeyska The Guardian, Sagal Abdi-Wali…
London (Caasimada Online) – Sagal Cabdiweli oo asal ahaan Soomaali ah kana tirsan Xisbiga Shaqaalaha ee Britain (Labour Party), ayaa ku guuleysatay kursiga deegaanka Holborn and St Pancras, kaddib markii ay heshay 12,292 cod, iyadoo ka adkaatay musharraxiintii la tartamayay. Sagal oo la sheegay inay dhalatay bishii Juun 1984 ayaa doorashada ku gashay loollan adag,…
Sagal Cabdi-Wali oo ka tirsan Xisbiga Shaqaalaha ee Labour Party ayaa ku guuleysatay doorashadii ku-celiska ahayd ee deegaanka Holborn and St Pancras ee magaalada London, iyadoo ku guuleysatay kursigii uu banneeyey ra’iisul wasaarihii hore ee Britain, Keir Starmer.