Topic
Warkasta is tracking hargeysa across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches guddoomiyaha, maxbuus, and sano, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Maanta ayaa xabsiga Hargeysa laga sii daayay 𝐃𝐚𝐡𝐢𝐫 𝐐𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦 𝐀𝐛𝐝𝐚𝐥𝐞,oo ahaa maxbuus muddo 28 sano ah ku xidhnaa xabsiga dhexe ee Hargeysa, kaas oo noqday mid ka mid ah maxaabiista ugu muddada dheer ee dalka u xidhan xuquuqda madaniga ah. Maxbuuskan ayaa ka mid noqday maxaabiistii ugu muddada dheerayd ee…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kormeer ku sameeyey qayb ka mid ah xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, halkaas oo ay ka socdaan hawlo dib-u-dhis, dayactir iyo casriyeyn ah. Kormeerka ayaa ujeeddadiisu ahayd in Guddoomiyuhu qiimeeyo heerka ay marayaan hawlaha socda, tayada shaqada iyo habsami-u-so