Topic
Warkasta is tracking howlgallo across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches ciidamada, dalka, and security, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Yaaqbariwayne, Shabeellaha Hoose – Ururka 161-aad ee Guutada 16-aad Komaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah iyo dadaallo dib-u-heshiisiin bulsho ka fuliyay deegaanka Yaaqbariwayne ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalladan ayaa lagu sheegay kuwo lagu xoojinayo amniga shacabka, laguna wiiqayo dhaq-dhaqaaqyada kooxda Al-Shabaab ee ka jira deegaannada gobolka. Ciidamada ayaa sidoo k
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan geesiyaasha sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalladan oo ahaa kuwo qorsheysan ayaa ciidamada ku bartilmaameedsadeen goobo ay Khawaarijtu lacago baad ah uga qaadi jireen shacabka ku nool deegaannadaas. Geesiyaasha Danab, gaar ahaan Ururka 161-aad ee