Topic
Warkasta is tracking honour across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches markabka, soo, and baaritaanka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Hay’adda Booliska Caalamiga ah ee INTERPOL ayaa hay’adaha Soomaaliya iyo Puntland ka taageeraysa baaritaanka forensigga ee markabka MT Honour 25, kaas oo laga soo furtay burcad-badeed Soomaali ah.

Boosaaso – Ciidamada Difaaca Puntland ee PMPF ayaa magaalada Boosaaso soo gaarsiiyey markabka HONOUR 25, kaas oo 29-kii Sebtembar 2026 ay ciidamadu ka soo badbaadiyeen kooxo burcad-badeed ah oo hore u afduubtay. Markabka oo ku gooshayey calanka Jasiiradda Palau ayaa maanta lagu soo xareeyey magaalada Boosaaso, halkaas oo ay kormeer ku sameeyeen mas’uuliyiin ka…