Topic
Warkasta is tracking baaritaanka across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches cumar, forensigga, and gurigeeda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Hay’adda Booliska Caalamiga ah ee INTERPOL ayaa hay’adaha Soomaaliya iyo Puntland ka taageeraysa baaritaanka forensigga ee markabka MT Honour 25, kaas oo laga soo furtay burcad-badeed Soomaali ah.

Washington – Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga ee Mareykanka ayaa ka hortimid baaritaan ay wakiillada federaalku ka sameeyeen gurigeeda, iyadoo maamulka Madaxweyne Donald Trump ku eedeysay inuu baaritaanka u adeegsanayo dano siyaasadeed, isla markaana dalbatay in loo soo celiyo hantidii laga qabtay. Qareennada u doodaya Ilhaan Cumar ayaa Jimcihii warqad u…