Topic
Warkasta is tracking hoos across 1 report from 1 source. Recent coverage touches federaalka and jamhuuriyadda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Iyada oo la fulinayo Amarka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa lafarayaa dhammaan Hay’adaha Dawladda in ay hoos u dhigaan Calanka Jamhuuriyadda, taas oo ah Dareen Walaalnimo oo Soomaaliya ay ku garab istaagayso shacabka iyo dowladda aan walaalaha nahay ee Dalka Qatar Geerida ku timid Amiir Xamad Bin Khaliifa Al Thaani.