Topic
Warkasta is tracking islaan across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches ciise, kulan, and maxamed, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan salaan iyo is-xogwaraysi ah la qaatay Islaan Ciise Islaan Maxamed, oo ka mid ah isimada dhaqanka Soomaaliyeed. Madaxweyne Farmaajo ayaa kulanka ku bogaadiyay kaalinta muhiimka ah ee hoggaanka dhaqanka Soomaaliyeed uu ku leeyahay isku haynta bulshada, xallinta khilaafaadka iyo dowlad-dhis
Madaxweyne hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay kulan la qaatay Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ka mid ah isimada… Sii akhri
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ka mid ah isimada dhaqanka Puntland, iyagoo ka wada-hadlay duqeyn dhawaan ka dhacday xeebaha gobolka Nugaal. Sida ay Caasimada Online ka soo xigatay mas’uuliyiin ka tirsan Villa Somalia, kulanka ayaa si gaar ah diiradda…
Islaan Ciise Islaan Maxamed oo ka mid ah isimada dhaqanka Puntland ayaa xalay madaxtooyada Soomaaliya kulan kula qaatay madaxweyne Xasan… Sii akhri