Topic
Warkasta is tracking jeediyay across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches fagaare, jeedin, and khudbad, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Seoul, Kuuriyada Koonfureed โ Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa maanta khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka 8-aad ee Kuuriya iyo Afrika, kaas oo sanadkan hal-ku-dhig looga dhigay โKa Faaโiidaysiga Garaadka Macmalka ah iyada oo loo adeegsanayo Horumarinta Kaabeyaasha Dhaqaalaha si loo Dardargeliyo Isbeddelka Afrika.โ Shirka oo k

Raโiisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa boqolaal shacab ah iyo hoggaanka sare ee dowlad-goboleedka Waqooyi Bari caawo kala qeybgalay xafladda sanad-guuradda koowaad ee kasoo wareegtay asaaska maamulkan, taas oo lagu qabtay fagaare ku yaala magaalada Laascaanood. Hadal-jeedin dhinacyo badan taabanaysay oo uu Raโiisul Wasaare Xamsa ka jeediyay ayuu ku bogaadiyay sida maamulka durba [&#