Topic
Warkasta is tracking jowhar across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches amni, booliska, and ciidanka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Jowhar (Caasimada Online) – Taliska Booliska HirShabelle ayaa ku dhawaaqay tallaabooyin adag oo ka dhan ah kooxaha loo yaqaanno ciyaal weerada ee ku sugan magaalada Jowhar, iyadoo taliska uu sheegay in falalkooda ay gaareen heer amni-darro ku abuuray shacabka iyo dadka isticmaala gaadiidka. Sarreeye Guuto Xasan Dhicisow Xasan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay saldhigga…
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad ee Guutada 16-aad, ayaa xalay ilaa saacadihii hore ee saaka howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Jowhar-yareey ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Jowhar, 29 Sebteembar 2026 – Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, Saadaq Abshir Garaad, iyo xubno ka tirsan Guddiga ayaa magaalada Jowhar kulan kula yeeshay madaxda iyo wakiillada…