Topic
Warkasta is tracking korortay across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches soo, qaaday, and tallaabo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo la xiriira, amniga, caafimaadka, doorashooyinka, ganacsiga iyo arrimo kale oo muhiim ah, iyaga oo sidoo kale qaaday tallaabo culus, si ooga hortago halista kasoo korortay ee gobolka ee ku aadan faafitaanka…
Dowladda Kenya ayaa maanta xaqiijisay kiiskii ugu horreeyay ee cudurka Ebola ee laga helay dalkaas, iyadoo Wasiirka Caafimaadka Kenya, Aadan Barre Ducaale uu sheegay in bukaankii laga helay cudurka uu u geeriyooday. Xaqiijinta kiiskan ayaa sare u qaaday walaaca laga qabo faafitaanka cudurka ee gobolka, xilli Ebola uu si weyn uga…