Topic
Warkasta is tracking labaad across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches cecafa, laftagareen, and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Xulka kubadda cagta Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa kaalinta labaad ka galay tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika ee CECAFA U-17, kaddib markii ay rigoorayaal kaga adkaadeen xulka Uganda, oo ciyaarta ku badiyay 6-5.
Ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo saaka weerar ku qaaday degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa la wareegay gacan ku haynta degmadaasi oo ay horay ugu sugnaayeen ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed. Dagaal qaraar oo ka dhacay gudaha Buurhakaba ayaa waxaa kadib…