Topic
Warkasta is tracking wareegay across 5 reports from 3 sources. Recent coverage touches ciidamada, gareen, and degmada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Maleeshiyaadka taabacsan Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa si nabad ah ula wareegay magaalada Bardaale ee gobolka Baay, taas oo noqonaysa magaalada saddexaad ee ay kala wareegaan maamulka Koonfur Galbeed. Qabsashada Bardaale ayaa timid xilli ay isbeddel ku sameeyeen qaabka ay ula wareegayaan magaalooyinka, kaddib markii dagaalladii tooska ahaa ee ay la…
Ciidamada taabacsan madaxweynihii hore Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, ayaa goordhow si rasmi ah ula wareegay gacan-ku-haynta degmada Bardaale ee gobolka Baay, sida ay sheegayaan…
Ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo saaka weerar ku qaaday degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa la wareegay gacan ku haynta degmadaasi oo ay horay ugu sugnaayeen ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed. Dagaal qaraar oo ka dhacay gudaha Buurhakaba ayaa waxaa kadib…
Ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa la wareegay gacan ku-haynta degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay oo qiyaastii 90KM u jirta magaalada Baydhabo. Wararka laga helayo degmada ayaa sheegaya in qaar ka mid ah ciidamadii halkaas ku sugnaa ay isu dhiibeen xoogagga taageersan Lafta-gareen, halka…
Ciidamo taabacsan madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa maanta la wareegay gacan ku haynta degmada Qansaxdheere ee… Sii akhri