Topic
Warkasta is tracking lafta across 7 reports from 2 sources. Recent coverage touches gareen, baydhaba, and dagaalamaya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Baydhaba (Caasimada Online) – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Koonfur Galbeed, Mudane Nuur Siidoow Baaba oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kale ayaa maanta kormeeray goobihii ay shalay ka dhaceen dagaallada, kuwaas oo ay ka muuqdaan saameyn ka dhalatay iska hor imaadkii xoogganaa ee ka dhacay halkaasi, isagoo sheegay inay xabaal wadareedyo u sameysanayaa maydadka ciidankii taabacsan Lafta-gareen ee…
Baydhaba (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa dowladda Turkiga ku eedeeyay in diyaarado dagaal oo F-16 ah ay duqeymo ka fuliyeen magaalada Baydhabo, xilli dagaal culus uu ka socday magaalada Isniintii. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Lafta-gareen maanta oo ay taariikhdu tahay 28-ka September ayaa lagu sheegay in lix…
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa taageero wayn u muujiyay Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta-gareen oo mar kale ciidamadiisa ay saaka weerar kusoo qaadeen Baydhaba, halkaas oo uu ka dhacay dagaal ay la galeen ciidamada dowladda. Xildhibaannadan oo laga soo doorto Koonfur Galbeed…
Baydhabo (Raxanreeb Online) Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in uu halkaas saaka waaberigii uu ka qarxay dagaal u dhexeeya ciidanka Lafta Gareen dacaadda u ah oo gudaha u soo galay magaalada Baydhabo iyo ciidanka kale ee dawladda Soomaaliya. Dagaalka oo saacado socday waxa laisku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan oo xataa ay ku...
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa faah-faahin hordhac ah ka bixiyay dagaalka ka socda magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, kaas oo u dhexeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-areen). Sida ay sheegtay warbaahinta SNA RADIO, ciidamada ayaa jab culus gaars
Baydhaba (Caasimada Online) – Bayaan kooban oo ay soo saareen kooxda madaxweynihii hore ee Koonfur Galbed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa waxaa looga hadlay xaaladda weli ka taagan maamulkaasi, gaar ahaan bannaanka magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay. Afhayeenka kooxda Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo qoraal ku daabacay bartiisa Facebook-ga ayaa beeniyay wararka sheegaya in…
Kismaayo (Caasimada Online) – Taliyihii hore ee Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub) oo wareysi siiyay Shabelle Tv ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xaaladda adag ee Koonfur Galbeed iyo xiriirka kooxda Lafta-gareen kala dhexeeyo Jubbaland. Mahad Cabdiraxmaan oo sodog u ah madaxweynihii hore ee Koonfur Gabeed Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa…