Topic
Warkasta is tracking gareen across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches around, lafta, and politics, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Madaxweynihii hore ee Maamulka Koonfur Galbeed Somalia, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa beeniyay warar lagu baahiyay…

Baidoa (WDN) – Dagaal oogis cajiib ah oo si muuqata u kordhaya ayaa ka socda Baidoa iyadoo ciidamo u hogaansan madaxweynihii la afgambiyay ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdiaziz Xasan Maxamed “Lafta Gareen” ay xoojinayaan meelaha ay ku sugan yihiin iyadoo ay jirto hubanti la'aan siyaasadeed oo sii kordheysa ka dib isbedelka hogaamineed ee gobolka.