Topic
Warkasta is tracking mall across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches agents, america, and security, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wakiilada FBI-da ayaa joojiyay weerar argagixiso oo uu dhallinyar ka tirsan Mall of America qorsheynayay kadib markii ay ku daba-galeen muddo ku dhow laba sano iyo ugu dambeyntii ay siiyeen AK-47-kii uu qorsheynayay inuu isticmaalo, sida ay sheegtay maamulka Arbacada.
Minneapolis (Caasimada Online) — Dowladda Mareykanka ayaa dacwad ku soo oogtay wiil 18 jir ah oo ku dhashay Mareykanka, asal ahaanna Soomaali ah, kaas oo lagu eedeeyay inuu qorsheynayay weerar ballaaran oo uu ka geysto xarunta ganacsiga Mall of America ee gobolka Minnesota, isagoo la sheegay inuu taageersanaa kooxda Daacish. Sheikhdoon Abdullahi Mohamud ayaa Talaadadii…