Topic
Warkasta is tracking maxay across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches bfs, guddoon, and kenya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare Mudane Cabdullaahi Cali Xersi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac). Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargalin howlaha Baarlamaanka
madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo xubno ka tirsanaa maamulkiisii hore ayaa ku sugan yihiin magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo la sheegay inay kulammo iyo wadatashiyo siyaasadeed ka wadaan.