Topic
Warkasta is tracking meydadka across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches badmaax, dalkaas, and dilay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Meydadka badmaaxiyayaal Pakistaaniyiin ah oo lagu dilay Soomaaliya ayaa maanta la geeyay Dalkaas Badmaaxiyayaasha meydkooda lageeyay Pakistaan ayaa burcad-badeedda Soomaali ah ku dishey markabka MT Honur25 oo dhawaan ay furteen ciidanka Maamulka Puntland. Qaar kamid ah Ehelada ragga dhintay ayaa sheegey; in wiilashoodu ahaayeen rag xoogsato musliim ah oo Soomaalidu…
Meydadka saddex badmaax oo Pakistani ah oo lagu dilay dhacdadii markabka MT Honour 25, iyo afar badmaax oo kale oo dhaawacmay, ayaa maanta magaalada Addis Ababa…