Topic
Warkasta is tracking badmaax across 3 reports from 1 source. Recent coverage touches afduub, daayey, and dilay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Aman Kumar Sharma, oo ahaa badmaax u dhashay dalka Hindiya, ayaa ka sheekeeyay duruufihii adkayd ee uu soo maray kaddib markii uu muddo 43 bilood ah ku jiray gacanta burcad-badeed Soomaali ah, kuwaas oo afduubtay markabkii uu ka shaqeynayay sannadkii 2010-kii.
Meydadka saddex badmaax oo Pakistani ah oo lagu dilay dhacdadii markabka MT Honour 25, iyo afar badmaax oo kale oo dhaawacmay, ayaa maanta magaalada Addis Ababa…
MUQDISHO (Goobjoog News)Siddeed badmaax oo Masaari ah oo muddo ku dhow shan bilood lagu haystay markabka M/T Eureka ayaa Muqdisho soo gaaray, kaddib markii laga sii daayey kooxihii afduubka ku…