Topic
Warkasta is tracking pakistan across 19 reports from 6 sources. Recent coverage touches politics, ciidanka, and cirka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Karachi (Caasimada Online) – Diyaarad gaar ah oo sidday maydadka badmaaxiintii u dhashay dalka Pakistaan iyo kuwa dhaawaca ah ayaa maanta oo Axad ah ka degtay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Jinnah ee magaalada Karachi. Diyaaradda ayaa sidday meydadka saddex badmaax oo Pakistani ah iyo afar shaqaale ah oo ku dhaawacmay markabka MT Honour 25,…
ISLAMABAD: Pakistan will provide Rs12.5 million ($44,000) and a house to each of the families of three Pakistani sailors killed during the recovery of a hijacked oil tanker off Somalia, Prime Minister Shehbaz Sharif’s office said on Friday.
Islamabad (Caasimada Online) – Wasiirka Arrimaha Dibadda Pakistan, Ishaq Dar ayaa ku dhawaaqay kulan degdeg ah oo ay yeelanayaan guddiga istaraatiijiyadda siyaasadeed iyo difaaca ee heshiiska Makkah. Kulanka ayaa imanaya xilli xiisad amni ay ka taagan tahay gobolka kadib weerarro ay Xuutiyiintu ku qaadeen gudaha Sacuudiga, waxaana la filayaa in xubnaha guddigu ay ka wada-hadlaan…
Pakistan ayaa duqeymo cirka ah ka fuliyay gudaha Afghanistan, iyadoo Islamabad ay sheegtay in weerarrada lagu bartilmaameedsaday xeryo iyo goobo ay ku dhuumanayeen kooxo hubeysan, isla markaana lagu dilay 22 dagaalyahan.
Islamabad (Caasimada Online) – Dowladda Pakistan ayaa Arbacada maanta ah sheegtay inay socdaan dadaallo lagu soo celinayo meydadka saddex muwaadin oo Pakistani ah iyo badmaaxiinta kale ee ka badbaaday markabka MT Honour 25, oo muddo shan bilood ah ay haysteen burcad-badeed ka afduubatay xeebaha Soomaaliya. Markabka MT Honour 25 oo ka diiwaangashan Palau ayaa 21-kii…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka kulamo doceedyo kula yeeshay Madaxweynaha Serbia, Mudane Aleksandar Vučić, Madaxweynaha Senegal, Mudane Bassirou Diomaye Faye, Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Pakistan, Mudane Muhammad Shehbaz Sharif iyo Dhaxal-sugaha dalka Kuwait Sheekh Sabaax Khaalid Al-Xamad Al-Sabaax. Ku
Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, S/Guuto Cabdirisaaq Maxamuud ayaa dhiggiisa Pakistan, Air Marshal Muhammad Sarfraz ka guddoomay haddiyad ay ka muuqayo diyaarad casriga ah ee JF-17 ah xilli Taliyaha Difaaca Cirka Pakistan uu booqasho ku tagay xarunta Taliska Ciidanka Cirka Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho. Guddoonsiinta diyaaraddan ayaa dhacday kaddib kulan dhe
Muqdisho (HOL) — Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Hamza Abdi Barre ayaa Isniintii la kulmay Muqdisho wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan si looga wada hadlo xoojinta iskaashiga difaaca iyo dib u dhiska Ciidanka Cirka Soomaaliya.
MUQDISHO, Soomaaliya — Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Hamza Abdi Barre ayaa la kulmay wafdiga Baakistaan oo uu hoggaaminayo Marshal Hawada Muhammad Sarfraz, taliyaha difaaca hawada Baakistaan iyo ku xigeenka taliyaha hawada, intii uu booqasho ku joogay Muqdisho. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga difaaca ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Baakistaan, gaar ahaan dadaallada lagu horumarinayo...
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socday Dowladda Pakistan oo uu hoggaaminayay Taliyaha Difaaca Cirka, ahna Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Cirka Pakistan, Air Marshal Muhammad Sarfraz, oo booqasho ku jooga magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Pakistan ee dhi
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socday Dowladda Pakistan oo uu hoggaaminayay Taliyaha Difaaca Cirka, ahna Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Cirka Pakistan, Air Marshal Muhammad Sarfraz. Wafdiga Pakistan ayaa booqasho ku jooga magaalada Muqdisho, iyadoo kulanka Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigu
Muqdisho, 22 Sebteembar 2026: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay wafdi ka socday Dowladda Pakistan oo uu hoggaaminayay Taliyaha Difaaca Cirka,…
Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, kaas oo uu hoggaaminayay Taliyaha Difaaca Cirka ahna Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Cirka Pakistan, Air Marshal Muhammad Sarfraz.
MOGADISHU, Soomaaliya — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay wafdiga sare ee Ciidanka Hawada Pakistan ee ku sugan qasriga madaxweynaha si loo wada hadlo xoojinta ciidanka hawada Soomaaliya iyo ballaarinta iskaashiga difaaca ee labada dal. Wafdiga waxaa hoggaaminayay Marshal-ka Hawada Muhammad Sarfraz, taliyaha difaaca hawada Pakistan iyo ku xigeenka taliyaha Ciidanka Hawada Pakistan,…
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay saraakiil ka socday ciidanka cirka dowladda Pakistan, kuwaas… Sii akhri
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta qasriga madaxtooyada ku qaabilay wafdi sare oo ka socday ciidamada cirka ee dowladda Pakistan, iyada oo uu hoggaaminayay taliyaha difaaca cirka, ahna taliye ku-xigeenka ciidanka cirka Pakistan, Air Marshal Muhammad Sarfraz. Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb-galay wasiirka…
Islamabad (Caasimada Online) – Milateriga Pakistan ayaa sheegay inay qaadi doonaan tallaabo kasta oo lagama maarmaan ah si uu u difaaco Sacuudiga, xilli xiisad amni ay ka jirto gobolka, isla markaana walaac laga muujinayo weerarro lagu beegsanayo boqortooyada. Afhayeenka milateriga Pakistan, Ahmed Sharif Chaudhry ayaa wareysi uu siiyay wargeyska Arab News ku sheegay in Islamabad…
Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhimatay qaraxa, waxaana ka mid ah dadka dhintay saraakiil boolis ah. Gaari walxaha qarxa lagu soo xiray ayaa loo adeegsaday weerarka oo ka dhacay magaalada Kohat oo ku taal Waqooyi Bari Pakistan. Gaariga qarxay ayaa lagu weeraray masjid maanta xiligii lagu jiray saaladda Jimcaha.…
Hawsha waxaa si wadajir ah u qabanqaabiyay xafiisyada Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP) ee Pakistan iyo Soomaaliya. Intii lagu guda jiray booqashada, mas'uuliyiinta Soomaaliyeed ayaa kulamo la qaatay hay'adaha Pakistani ah ee ku hawlan aqoonsiga dijitaalka ah, dowladda dijitaalka ah, ilaalinta bulshada, canshuuraha, lacagaha dijitaalka ah iyo adeegyada muwaadiniinta.