Topic
Warkasta is tracking difaaca across 6 reports from 4 sources. Recent coverage touches guddiga, shacabka, and afrika, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Soomaaliya, ayaa maanta kulan la-xisaabtan ah la yeeshay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi oo ay wehliyaan Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda iyo saraakiil kale. Kulanka oo ka dhacay xarunta Villa Hargeysa ayaa waxaa guddoominayey ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga Difaaca ee G
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay Marwo Ruth Anne Stevens-Klitz, oo ah Ku-simaha Madaxa Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga difaaca, taageerada Mareykanka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo dardargelinta wada-shaqeynta labada dhinac ee dhinacyada amniga, tababarka…
Muqdisho, Soomaaliya — Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan kula yeeshay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, iyo Taliyaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad. Kulanka oo uu shir-guddoominayay Guddoomiyaha Guddiga Difaa
Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xafiiskiisa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa kulan kula yeeshay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeya Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud iyo Taliyaha Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Mahad Maxamed Salaad. Kulanka waxaa sidoo kale ka qeyb galay saraakiil ka…
Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la yeeshay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida, kaas oo looga hadlay Hindise-sharciyeedka Difaaca Qaranka. Kulanka oo ka dhacay…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa magaalada Kampala kaga qaybgalay Shirka 1-aad ee Taliyeyaasha Difaaca Afrika ee Hawlgallada Milatari ee aan Dagaalka ahayn (MOOTW), kaas oo maanta la soo gabagabeeyay, kaddib saddex maalmood oo uu socday. Shirka waxaa ka qaybgalay taliyeyaasha ciidamada iyo saraakiil sare…