Topic
Warkasta is tracking safaaradda across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches ciraaq, kenya, and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Rome, Talyaaniga – Munaasabadda “ECCELLENZE 2026”, oo macnaheedu yahay “Waxqabadka Heerka Sare ee 2026”, laguna qabtay xarunta Baarlamaanka Talyaaniga, ayaa lagu soo bandhigay xiriirka sii kobcaya ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga. Munaasabadda waxaa ka qaybgalay madax sare oo ka tirsan Dowladda Talyaaniga, Sii-hayaha Safaaradda Soomaaliya ee Talyaaniga, Danjire Khaalid Macow Cabdulqaadir, i
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya, Mudane Danjire Jabril Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee magalaada Nairobi ku qaabilay Ku-simaha Safiirka Jamhuuriyadda Ciraaq ee dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Ciraaq u qaabilsan Xafiiska Qaramada Midoobay ee Nairobi (UNON), Mudane Humam Luai Al-Shaikhli. Kulanka ayaa diiradda lagu…