Topic
Warkasta is tracking sameeyay across 5 reports from 4 sources. Recent coverage touches ciidan, cusub, and dhan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta wareegto soo saaray ayaa sameeyay magacaabis cusub, isaga oo Mudane Cabdiraxmaan Xuseen Ibraahim u magacaabay Agaasimaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Wareegtada ayaa lagu sheegay in magacaabistan ay timid, kadib markii la arkay baahida loo qabo in la magacaabo Agaasimaha Golaha Wasiirrada ee Xafiiska Ra’ii
31-ka Oktoobar, Hawlgalka Kaalmada Kala-guurka ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) wuxuu dhammaystiri doonaa muddada kala-guurkiisa labada sanno wuxuuna soo afjari doonaa hawgalladiisa, si waafaqsan qaraarrada Golaha Amaanka ee 2753 (2024) iyo 2809 (2025) iyadoo la raacayo codsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya. Marxaladdan taariikhiga ah waxay soo gabagabeynaysaa in ka badan…
Guutada 2-aad ee Kumaandooska dalka Turkiga iyo Guutada Kumaandooska Gorgor ee Soomaaliya, ayaa intii u dhaxaysay 16-kii illaa 18-kii Sebtembar 2026, si wadajir ah u sameeyay dhoollatus dhanka dhulka ah iyo tababar socod ciidan oo ka dhacay dhul buuraley ah. Tababarkan milateri ayaa diiradda lagu saaray xoojinta adkaysiga ciidamada, isku-dubaridka…
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwa deegaanka iyo Maamulka Degmada Xarardheere ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyay tuulooyinka Jiracle iyo Hareeri Jimcaad, oo hoostaga deegaanka Caad ee degmada Xarardheere
Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa shaqo joojin ku sameeyay taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug Maxamuud Muuse Bile (Fardafuul). Shaqo joojinta… Sii akhri