Topic
Warkasta is tracking dhan across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches afrika, dastuurka, and koonfur, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa Maxkamadda Sare ee dalka u gudbiyay dacwad ka dhan ah wax ka badalka Dastuurka dalka. Dacwaddaan oo todobaadkii hore loo gudbiyay Maxkamadda ayaa maanta Xafiiska Garyaqaanka Guud ee dowladda waxa uu ogeysiiyay hay’adaha dowladda u xilsaaran dastuurka in dacwad laga gudbiyay Madaxweynaha,…
Rabshado ka dhan ah ajaanibta oo ka dhacay deegaannada Soweto iyo Durban ee dalka Koonfur Afrika ayaa sababay bililiqo, gubidda gaadiidka iyo burbur hantiyeed, iyadoo ganacsatada ajaanibta ah, oo ay Soomaalidu ka mid tahay, ay wajahaan walaac cusub oo la xiriira badbaadadooda.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwa deegaanka iyo Maamulka Degmada Xarardheere ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Al-Shabaab ka sameeyay tuulooyinka Jiracle iyo Hareeri Jimcaad, oo hoostaga deegaanka Caad ee degmada Xarardheere