Topic
Warkasta is tracking sanbalooshe across 1 report from 1 source. Recent coverage touches hiiraan and muujiyeen, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Jimco, 25, Sep 2026, {HMC} Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbalooshe, taliyihii hore ee hay’adda NISA, ayaa bogaadiyay bannaanbax nabadeed oo ay dhigeen shacabka Gobolka Hiiraan, isagoo sheegay inay muujiyeen geesinimo iyo adkaysi ay ku difaacayaan xuquuqdooda. Sanbalooshe ayaa sheegay in bannaanbaxu yahay muujinta rabitaanka iyo cabashada shacabka, isagoo si gaar ah u bogaadiyay xildhibaannada, siyaas