Topic
Warkasta is tracking shuluq across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches liibaan, kala, and puntland, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Siyaasiga Guuleed Saalax Barre ayaa madaxweynaha cusub ee Galmudug, Liibaan Axmed Xasan (Liibaan Shuluq) ugu baaqay inuu xoogga saaro xoojinta xiriirka Puntland iyo Galmudug, nabadaynta gobolka Mudug iyo horumarinta wada-noolaanshaha bulshada. Guuleed ayaa madaxweynaha cusub ku tilmaamay oday nabaddoon ah oo muddo dheer ka soo shaqeynayay nabadda, dib-u-heshiisiinta i
Mucaaradka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku kala qeybsamay doorashada madaxweynaha cusub ee Galmudug, Liibaan Axmed Xasan (Liibaan Shuluq) oo shalay la sheegay inuu ku guuleystay xilka hoggaaminta maamulkaas. Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo ka mid ah xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa hambalyo u diray Liibaan Shuluq, oo