Topic
Warkasta is tracking sii across 8 reports from 4 sources. Recent coverage touches itoobiya, aamaradda, and degdeg, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta ka dhacaysa doorashada madaxweynaha cusub ee Galmudug, taas oo la sii ogyahay in lagu dooranayo Liibaan Axmed… Sii akhri
Dowladda Ruushka ayaa soo bandhigtay inay fududeyso wada-hadallo u dhexeeya dalalka Itoobiya iyo Eritrea, xilli ay sii kordhayaan xiisadaha u dhexeeya labada dal ee deriska ah.
Washington (Wararka PP) Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta aad u caraysnaa kaddib markuu ogaaday inay fashilantay mu’aamaradda uu la damacsan… Sii akhri
Khilaaf siyaasadeed oo u dhexeeya Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), iyo Madaxweyne ku-xigeenka maamulkaas, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil (Abwaan), ayaa maalmahan sii xoogeysanaya, iyadoo muranka labada mas’uul uu saameyn ku yeeshay xiriirkooda siyaasadeed iyo shaqada Baarlamaanka maamulka.
Mekelle, Itoobiya – Maleeshiyaad taageersan dowladda federaalka Itoobiya ayaa sheegay inay ku sii dhowaanayaan magaalada Mekelle, caasimadda gobolka Tigray, kaddib markii ay sheegeen inay la wareegeen magaalada Milazat oo qiyaastii 20 kiiloomitir dhanka koonfur-bari kaga beegan Mekelle. Kooxda loo yaqaan Tigray Peace Forces (TPF) ayaa baraha bulshada ku sheegtay inay gacanta ku dhigtay Milazat,…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in dalalka Yurub ay oggolaadeen in si degdeg ah suuqa loogu sii daayo qayb ka mid ah kaydka istiraatiijiga ah ee naaftada, xilli qiimaha…
Kaddib wararka sheegaya in iska-horimaad ka dhacay qolka duuliyeyaasha ee diyaarad Flydubai ah oo ku sii jeedday Tel Aviv, halkaas oo kaaliyaha duuliyaha lagu eedeeyey inuu mindi ku dhuftay kabtanka, dabadeedna diyaaraddu gashay hoobasho musiibo keeni kartay.
Dowladda Itoobiya ayaa Khamiistii amartay in la xiro safaaraddeeda magaalada Asmara, iyadoo sidoo kale 10 diblomaasi oo Eritrean ah ku amartay inay dalka kaga baxaan 48 saacadood gudahood, tallaabo muujineysa heerka uu gaaray khilaafka sii xoogeysanaya ee labada dal. Go’aanka ayaa yimid saacado kadib markii qaraxyo dhowr ah habeenkii laga…