Topic
Warkasta is tracking diblomaasi across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches itoobiya, cayrisay, and dalka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Addis Ababa (Caasimada Online) — Dowladda Itoobiya ayaa Khamiistii dalka ka cayrisay diblomaasi ka tirsan safaaradda Masar ee Addis Ababa, iyadoo siisay 48 saacadood inuu kaga baxo dalka, xilli xiriirka labada dal uu wajahayo xiisado sii xoogeysanaya. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa qoraal diblomaasiyadeed oo ku taariikheysan 1-da October ku sheegtay in Ahmed Moharam Ahmed…
Kaddib markii Itoobiya iyo Eritrea ay kala qaateen safaaradihii iyo ergadii ka shaqaynayay, waxay xiisadda dublumaasiyadeed u gudubtay Masar oo marka Itoobiya ay cayrisay dublumaasi sare oo dalkeeda joogay. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in dalka ay ka ceyrisay diblomaasi sare oo ka tirsanaa Safaaradda Jamhuuriyadda Carabta…
Addis Ababa (Caasimada Online) – Dowladda Itoobiya ayaa Khamiistii amartay in la xiro safaaraddeeda magaalada Asmara, iyadoo sidoo kale 10 diblomaasi oo Eritrean ah ku amartay inay dalka kaga baxaan 48 saacadood gudahood, tallaabo muujineysa heerka uu gaaray khilaafka sii xoogeysanaya ee labada dal. Go’aanka ayaa yimid saacado kadib markii qaraxyo dhowr ah habeenkii laga…