Topic
Warkasta is tracking taagan across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches 2012, dastuurkii, and khayre, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa si kulul kaga hadlay xiisadda ka taagan magaalada Muqdisho ee ka dhalatay dhaq-dhaqaaqyada u dhexeeya ciidamada dowladda iyo kuwa taabacsan Sheekh Shariif. Xasan Cali Khayre ayaa ka digay tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee ay qaaday dowladda, wuxuuna daan-daansi ku tilmaamay ciidamada la…
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Gobsan Muxumed ayaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka dhex abuurtay dood xooggan oo ku saabsan dastuurka dalka, xilli uu muuqdo is-qabqabsi wayn oo ka taagan arrimaha dastuurka, kuwaas oo hareeyay golaha dhexdiisa. Gobsan ayaa soo bandhigtay su’aal ay sheegtay inay muhiim u tahay shaqada Baarlamaanka, taas oo…