Topic
Warkasta is tracking taakuleynta across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches diplomacy, soomaaliyeed, and taliyaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
MUQDISHO, Soomaaliya – Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Maxamed Maxamuud Xuseen (Garabey), ayaa xarunta Taliska Taakuleynta ku qaabilay Taliyaha Dugsiga Tababarada ee TURKSOM, Jeneraal Sabahattin Kalkan. Kulanka labada taliye ayaa diiradda lagu saaray sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqeynta iyo iskaashiga u dhexeeya Taliska Taakuleynta XDS iyo Dugsig
MUQDISHO – Brigadier General Elio Manes, Taliyaha Ciidanka Hawlgalka EUTM-Somalia, ayaa booqday Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ee Villa Baidoa, isaga oo dib u xaqiijiyey iskaashiga xooggan ee ka dhexeeya Midowga Yurub iyo CXDS. Intii lagu jiray booqashada, Brig. Gen. Manes wuxuu dib u eegay natiijooyinka aqoon-is-weydaarsigii dhowaan laga qabtay Isgaarsi