Topic
Warkasta is tracking undp across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches guddiga, insaanka, and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasiirka Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay madaxa Barnaamijka Horumarinta ee Qaramada Midoobay (UNDP) u qaabilsan Soomaaliya, Christophoros Politis

Muqdisho: Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qasim, ayaa maanta xarunta Guddiga ee magaalada Muqdisho ku qaabishay Wakiilka cusub ee Joogtada ah ee Hay’adda UNDP Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis, iyo wafdi uu hoggaaminayay. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Guddiga iyo UNDP Soomaaliya, gaar ahaan dhisma