Topic
Warkasta is tracking insaanka across 4 reports from 1 source. Recent coverage touches jaamacadda, maalmood, and muqdisho, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), oo kaashanaya Machadka Raoul Wallenberg ee Xuquuqul Insaanka iyo Sharciga Bani’aadannimada (RWI), ayaa magaalada Nairobi ka furay aqoon-is-weydaarsi shan maalmood soconaya oo ku saabsan hoggaaminta sare iyo horumarinta awoodda hay’adeed ee Guddiga, kaas oo ay taageerayso Dowladda Sweden. Munaasabadda furitaanka ayaa waxaa hadal
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), Dr. Maryan Qaasim Axmed, ayaa booqasho shaqo ku tagtay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, si loo xoojiyo xiriirka iyo iskaashiga labada hay’adood ee dhinacyada cilmi-baarista, waxbarashada iyo horumarinta xuquuqul insaanka. Guddoomiyaha ayaa waxaa booqashada ku wehelinayey Komishener Axmed Sheekh Xamsa, Komishener F
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP) iyo Dalladda Carabta ee Hay’adaha Qaran ee Xuquuqul Insaanka (ANNHRI) ayaa magaalada Muqdisho si wadajir ah uga furay aqoon-is-weydaarsi soconaya muddo saddex maalmood ah. Aqoon-is-weydaarsiga ayaa lagu falanqeynayaa Mabaadi’da Caalamiga ah ee Paris, xeerarka iyo mabaadi’da xuquuqul ins
Geneva, Switzerland – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa khudbad ka jeedisay kulan heer sare ah oo looga hadlay xaaladda xuquuqul insaanka Soomaaliya, horumarrada laga sameeyay iyo hannaanka kala-guurka ee dalka. Kulanka oo ka dhacay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada Geneva ayaa sidoo ka